Siirry sisältöön
WF

waxkabaro for Android APK

Kustantaja: waxkabaro
Android APK Free
ladata v1.1 29 latausta
TiedostotyyppiAPK
Versio1.1
Kustantaja waxkabaro
Julkaisupäivä16.8.2018
Lisäyspäivämäärä16.8.2018
Os vaatimuksetAndroid
VaatimuksetNone
Latauksia yhteensä29
HintaFree

Kuvaus

App-kaan Wuxuu la mataan yahay websiteka waxkabaro.net waxaana ka heli kartaa Dhamaan Cashirada iyo koorsoyinka websiteka ku jira ayagoo muuqaal ah

Koorsooyinka ku jiro Appka waxaa ka mid ah:

TÄYDELLINEN LAITTEISTO JA OHJELMISTO:

Koorsadan Täydellinen laitteisto ja ohjelmisto waxaad ku baran doontaa Laitteisto ja ohjelmisto bilow ilaa dhamaad. Hadii aad dhameesato Koorsadaan waxaad awood u yeelan doontaa in aad cilad walbo oo dhinaca computerka aga imaado in aad si sahlan ku xalisan doonto.

Waxeyna ka koobantahay ilaa 50 iyo dhoor cashir oo na ukala qeybsan lix Chapter.

TÄRKEÄ PHOTOSHOP-KURSSI:

Koorsadaan Barashada Photoshop af soomaalie waa koorsadii ugu Balaarneed ee ebad Af-Soomaali lagu sameeyo. Cashirada Dhaamtooda waa Muuqaalo ama videos oo 100% Käytännöllinen ah Si fududna oo askel askeleelta ah loo sharxayo.

Markaa koorsadaan dhamesana Imtixaan Käytännön ah ayaa lagaa qaadi doonaa aduu Allah ka raali naqto Kadibna SHAHAADO ayaa lagu siin doonaa insha allah.

VERKKOKEHITYS YKSI:

Barashada Web-kehitys One on One waa koorso aad ku baran doonto sida loo dhiso Verkkosivusto qurux badan adigoo isticmaalayo HTML5, CSS3, Javascript, Jquery, Bootstrap, PHP Database iyo Wixii Soo raaca. Dhaamaan Cashirada Waa Project Based Taas oo micnaheeda tahay in aan si wada jir ah isula dhisi doono websiteyo yar yar oo aan ugu talo galay in aan waxaad baraneyso aad si sahlan ugu apply gareeso.

IYO KOORSOYIN KALE OO FARO BADAN

Samankaltaiset ohjelmat

Vaihtoehdot